Saturday, April 21, 2007

Puntland.com

Waxaa dhawaan soo bixi doonaHamePageka ka magac baxay
PUNLAND.COM Ha u daymo la aanl.Kala soo xiriir wixii dheeraad ah
WARBOGO@YAHOO.COM AMA WARBOGO@GMAIL.COM

Sunday, April 15, 2007

Ama fad ama ha fadin waa lagu fadsiin

Waa halka arintu mareyso Somalia haatan ee ma danbaa ?
Qaar badan ayaa qaba Haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.

Qalad Qalad ku sax Soomaaliyey.....

Waanu yeelay siddii balantu ahayd ee yaanu ee daynaa,qofna.
Waxaad aragtaa waa qabiilku wuxuu dhalay iyo xukun doon.
Qofna dan kama ma laha ummada Soomaaliyeed.Ilaah beyse leedahay.
Tani dhammaan waa wada xukun doon teebaase runta u dhow?
Waa su`aal wareer ah oo markiiba qabiil u dilaaceysa waayo waa wax caloosheena fadhiya
Abdullahi M. Suleiman
Warbogo@gmail.com ama warbogo@yahoo.com