Sunday, April 15, 2007

Qalad Qalad ku sax Soomaaliyey.....

Waanu yeelay siddii balantu ahayd ee yaanu ee daynaa,qofna.
Waxaad aragtaa waa qabiilku wuxuu dhalay iyo xukun doon.
Qofna dan kama ma laha ummada Soomaaliyeed.Ilaah beyse leedahay.
Tani dhammaan waa wada xukun doon teebaase runta u dhow?
Waa su`aal wareer ah oo markiiba qabiil u dilaaceysa waayo waa wax caloosheena fadhiya
Abdullahi M. Suleiman
Warbogo@gmail.com ama warbogo@yahoo.com

No comments: